Abaal marinta wiilka dahabiga oo ay isagu soo hareen sedex ciyaaryahan

Abaal marinta bilada wiilka dahabiga ee qaarada yurub laga bixiyo ayaa kama dambeesta isagu soo haray ciyaaryahanada Kylian Mbappe, Gabriel Jesus iyo Ousmane Dembele ciyaaryahanada ayaa ah kuwa mustaqbal wanaagsan leh haatana ka cayaara kooxo waa weyn ee yurub wacdara ka Dhigaya, inkasto listiga ciyaaryahanada ay kamaqan yihiin ciyaaryahano kale oo da’yar ah soona bandhigen ciyaara wanaagsan.

Ciyaaryahanada u tartamaya abaal marintan aya kala ah

Kylian Mbappe

Gabriel Jesus

Ousmane Dembele

 

Advertisements Share this:
Like this:Like Loading... Related